Alshabab oo shirkada Hormuud u hanjabay kana saaray hawada gabi ahaan Goobaha...

Alshabab oo shirkada Hormuud u hanjabay kana saaray hawada gabi ahaan Goobaha kooxdaasi ka taliso

25
0
SHARE

Kooxda Alshabab ayaa ku hanjabay in ay qaraxyo  ka geysan doonaan goob kasta oo ay ka howl gasho Shirkada Hormuud.

Hanjabaadan ayaa ka soo yeertay shalay uun markii ay kooxdu hawada ka saartay hormuuda ka howlgasha Jbooyinka.

Shirkada hormuud ayaa waxaa soo wajahay qasaaro xoogan, kaasi oo ka dhigi karta in shirkadu ay hoos uga laabato kaalinta koowaad ay ku jirtay in ka badan 10 sano.

Leave a Reply