alshabab oo weerar ku qaaday Duleedka Jowhar

alshabab oo weerar ku qaaday Duleedka Jowhar

19
0
SHARE

kooxda Shabab  ee Shabeelaha Dhexe ayaa dagaal kedis ah ku qaaday Goob ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowladda Federaalka.

Dagaalka oo muddo kooban socday ayaa ka dhacay meelo duleedka ka ah Jowhar oo ay fariisin u ah Maleeshiyada Maamulka Shabeelaha Dhexe ee Dowladda.

Ciidamada Shabaab ayaa kala wareegay goobta Ciidamada Dowladda oo firxadkoodu uu gaaray Magaalada Jowhar.

Maleeshiyaad shabab ee Shabeelaha dhexe ayaa muddooyinkaan danbe weeraro isdaba joog ah ku hayay goobaha Askarta Dowladda kaga suganyihiin Shabeelaha Dhexe.

Leave a Reply