Authors Posts by gal

gal

2520 POSTS 0 COMMENTS

Magaca sarkaalka ka tirsan Al-shabaab ee Maraykanku ku weeraray degmada Baraawe...

Maraykanka ayaa shaaciyey sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamooda sida gaarka ah u tababaran ay labo habeen ku hor ku weerareen guri ku yaala...

Daawo Video: Subxaanalaah Daruur cirka kasoo degtay oo Dhulka timid Weligaa...

Mucjisooyinka Rabbaaniga ah ayaa waxay ka dhacday mid ka mkd ah dalalka Carbeed, iyadoo muuqaal laga soo duubay lasoo dhigay barta Youtube-ka. kaasi oo...

Ciidamada Kumandooska Mareykanka oo Weeraray wadamada Liibiya iyo Soomaaliya iyo Raga...

Ciidamada Kumandooska ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay weeraro ay ugu hiilinayaan dalka Kenya ay ka fuliyeen wadamada Liibiya iyo Soomaaliya. [youtube...

Qaybtii 1 ee sheekadii:“ Ma quustaa reer leh! ” Q/ Ifraax...

Waxaa  dhacaya qaboow, dareenkii carafta badnaa, balsa cabsida badnaa ee xiliga dayrta ayaan arkaa. Geedaha dabeeyl baa ruxeeysa oo caleemaha ka daadineeysa.  Xiligii dayrta...

WAR CUlUS:Axmed Godane Oo Alqaacida Isaga Baxaya Boorsooyinkisana Ka Rartay Konfurta...

Ila Wareed Lagukalsoon yahay Oo la Hadlay warbahainta marqaan News Aya Sheegaya In sarakiilUu hogaaminayo Axmed Godane Isaga Baxeen magaalada Baraawe Oo xiligani Jiran...

Daawo Video: Dhacdo Xanuun badan Magaalada Hargeysa oo ay dad isku...

Dadka is guba ayaa ku soo badanaya Magaalada Hargeysa iyadoo taqaatiirta Isbitaalka magaalada ay walaac xoogan ay ka muujiyeen arintaasi isla markaana sharxaya qaabka...

Mid kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo dil loogu hanjabay loona sheegay...

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culumaa'udiinka Soomaaliyeed kuwooda aadka loo yaqaan kuna nool Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegay in loogu...

Deg Deg: Dhagayso Mamulka Axmed Madoobe oo ku wajahan Fariisimaha Barre...

Taliyaha Ciidanka maamulka KMG ah ee Jubba Maxamuud Qaalib ayaa si faah faahsan kaga hadlay Sababtii loo soo celiyay Xubno ka socday DF Soomaaliya...

Mareykanka oo Sheegay in ay soo qabteen Sarkaal Alshabab Ka tirsan

Xarunta waaxda Gaashandhiga Maraykanka ee Pentagon ayaa sheegatay howgalkii milateri ee laga fuliyay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose iyadoo saraakiil u hadlay ay...

Mareykanka oo cadeeyay inuu ka dambeeyay Weerarkii Baraawe

Ciidamada Meletariga Mareykanka ayaa hogaaminayay howlgal ka dhacay Degmada Baraawe, kaasi oo bartilmaameydkiisa uu ahaa sarkaal ka tirsan Alshabaab, sida saraakiisha Mareykanka ay shaaciyeen. George...

Daawo Sawirada Al-Shabaab oo soo bandhigtay Qalab Milatari ay ka qabsadeen...

Xarakada Al-Shabaab ayaa Magaalada Baraawe ee Goblk asH/Hoose waxa ay kusoo bandhigeen qalab iyo saanad milatari ay ka qabsadeen ciidamo katirsan Kumaandooska Mareykanka oo...

Deg Deg: Daawo Video: Sh Umul oo Goordhow Jawaab Kulul siiyay...

Sh Maxamed Cabdi Umul ayaa jawaab xoogan siiyay Kooxda Shabaab oo dhawaan ku eedeeyay Wadaadkan iyo dadka degan Magaalada Nairobi inay yihiin kuwa ka...