Authors Posts by gal

gal

2520 POSTS 0 COMMENTS

Macalin Maxamad Oongooye oo Saakay Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

Kooxo hubeysnaa ayaa Saakay Magaaladda Muqdisho waxa ay ku dileen Mid kamid ahaa Macalimiinta Jaamacadaha dalka. Dilkaan ayaa ka dhacay  Xaafada Haanta-dheer ee degmada deeyniile...

Dagaal ka dhan ah Al Shabaab oo la iclaamiyay iyo xiliga...

Golaha ammaanka iyo nabadgelyada Midowga Afrika ayaa isku raacay in si deg deg ah loo bilaabo dagaal ka dhan ah kooxda Al Shabaab oo...

Madaxweyne Musaveni oo dhaleeceeyay Gabadha ugu quruxda badan Qaarada Afrika.

Warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayaa dhaleeceyn uu Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni hawada u mariyay gabadha ku guuleesatay quruxda Qaarada...

Al shabaab Oo Shaaciyay Magaca Iyo Shaqada Iyo Ruux Caawa Lagu...

War kasoo baxay Al shabaab ayaa lagu sheegtay masuuliyada dil caawa ka dhacay degmada Xamar Jajab ee Magaalada caasimada ah ee Muqdisho. “Ninkan la dilay...

Cabdicasiis Lafta-gareen oo loo doortay madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Doorashada maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa u muuqatay mid horey loosii ogaa, waxaana dhacday in la doortay ruuxii loo saadaalinayay. Tartanka...

Musharax loo diiday inuu Taageerayaashiisha kula hadlay goob ay ku kulmayeen

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay hor istaageen musharax doonayay inuu taageerayaashiisa kula hadlo magaalada Garowe. Musharax C/Samad Maxamed...

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay 25 Ka Tirsanaa...

Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Mareykanka ayaa waxa ay howlgal ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Gandershe ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Qoraal kasoo baxay taliska Ciidanka...

RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO SHEEGAY XILIGA LA DHISAYO WADDOOYINKA MUQDISHO KU...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlayay Dhalinyaro Soomaali ah, kuna nool Magaalada Dooxa ayaa sheegay in mashaariic kala duwan ay kala...

Xukuumadda Somalia oo war kasoo saartay mooshinka laga gudbiyay Farmaajo

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Isaga oo saxaafadda...

Miletariga Somalia oo ka baxay degaano ay dhowaan ka saareen Al-Shabaab

Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa la soo sheegayaa iney ka baxeen degaano ka tirsan gobolka Mudug oo ay dhawaan ka qabsadeen Al-shabaab. Degaanada ay ciidamada ka...

Guddoomiye Mursal Oo War Cusub Ka Yiri Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

Guddomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa markii uu ka guuray gurigii uu ka deganaa Villa Somalia wuxuu soo...

Soomaaliya kaliya ayey ka dhici kartaa Siyaasadan layaabka leh !!

Siyaasadda iyo Siyaasiyiinta dunida waxa ay leeyihiin Hal-beeg lagu cabiro sida: Mucaarad iyo Muxaafid, Midig, Midig dhexe, Midig fog, Bidix, Bidix dhexe, Bidix fog...