Axmed Madoobe” Madaxda Dowladda Waa in ay Joojiyaan Khilaafka

Axmed Madoobe” Madaxda Dowladda Waa in ay Joojiyaan Khilaafka

17
0
SHARE

Hogaamiyaha Maamulka KMG-ka Ah Ee Jubba Axmed max,ed Islaam Axmed Madoobe ayaa Kahadlay Xaaladda Soomaalia Gaar ahaan khilaafaadka Waqtiyada Qaar Soo Kala Dhax Gala Madaxda Dowladda,

Madoobe ayaa Ku Baaqay In Dowladda Soomaalia lagaaray Xiligii ay Ka bixi laheyd Isqab Qabsiga Dhaxdeeda Oo ay Ku Shaqeyn laheyd Cadaalad iyo Howl-karnimo,

“Madaxweynaha Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Ra.iisal Wasaaraha Waa in ay Ka Xishoodaan Muranka Dhaxdooda Waayo Waxa ay Qalbi Jab Ku Tahay Bulshada Ka Rajeynaysa Wada Shaqeyn iyo In Dalka ay Dhibka Kasaaraan” ayuu Yiri Axmed Madoobe ,

Inkastoo Hadalkaan Uu Sheegay Axmed Madoobe ayaa hadane Xiligaan Waxaan Jirin Khilaaf Muuqda Oo Dhaxeeya Madaxda Dowladda Soomaalia lamana Oga Ujeeda Xiligaan Ku Qasabtay in Uu Kahadlo khilaafka Madaxda Dalka,

 

Leave a Reply