banaanbax Cajiib ah daawo Sawirada: Banaanbaxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee...

banaanbax Cajiib ah daawo Sawirada: Banaanbaxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee Turkiga lagu taageerayey (SAWIRO)

11
0
SHARE

Banaanbaxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa looga soo horjeeday dhibaatada iyo weerarkii dhawaan lagu qaaday Xarunta Turkiga ee Muqdisho kulahaayeen iyadoo boqolaal dadweyne ka qeyb galeen.

bananbaxan waxaa soo qabanqaabiyay gudoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana looga soo horjeedaa weerarkii lagu qaaday walaalaha Turkiga oo caawinta u Jooga dalkeena.

 

Bananbax 1 Bananbax 2 Bananbax 3 Bananbax 4 Bananbax 5 Bananbax 6 Bananbax 7 Bananbax 8

Leave a Reply