Banaanbax lagu Taageeraayo Xukumadda Cusub Ee Dalka Oo Maanta Kadhacay Ceel-Waaq

    21
    0
    SHARE

    Boqolaal Dad ah ayaa Maanta isugu Soo baxay Magaalada Ceelwaaq Oo Katirsan Gobalka gado Ee Koonfur Galbeed Soomaalia.

    Banaanabx ayaa Waxaa Soo Abaabulay Maamulka Dagmada Ceelwaaq Ee Dowlada Soomaalia Waxaana Ujeedka Banaanbaxa Ahaa Taageerada Xukumada C-Wali Shiikh Axmed Max,ed.

    Qaar Kamid ah Shacabka Dagmadaasi Oo Banaanbax Ka Hadlay ayaa SHeegay in ay Taageersan Yihiin Xukumadda Dalka lana Shaqeyn Dontaan Wasiiradaasi.

    Haweenay Kamid ah Banaanbaxyaasha ayaa Kacodsatay Xukumadda Cusub Gaar ahaan Wasiirka 1-aad in Uu bixiyo Mushaaradka Ciidnaka Dowladda Gaar ahaan Ciidnaka gobalka Gado Oo ay Sheegtay in ay Dhib Adag Kusoo Shaqeeyeen.

    Mudooyinka Danbe ayaa Qeyba Kamid ah Dhulka Soomalia Waxa Kadhacaayay Banaanbax lagu Taageeraayay Xukumadda Soomaalia.

    W/Q/ By sharawe

    Leave a Reply