Ciidamada gaarka ah ee Alfa Guruub ayaa Hool galo aan caadi aheyn...

Ciidamada gaarka ah ee Alfa Guruub ayaa Hool galo aan caadi aheyn waxa ay ka wadaan degmada dayniile tan iyo Xalay Degmada Dayniile

40
0
SHARE

Ciidamada Alfa guruub oo sida gaarka ah u taba baran ayaa waxa ay ka wadaan hoool galo aad u balaaran Degmada dayniile, gaar ahaan xaafada gubta.

Ciimadan gaarka ah ayaa waxa ay baaritaano guri guri ah bilaabeen xalay saq dhexe ilaa haatana socdo, waxaana lagu sooo qab qabtay dhalin yaro farabadan.

Weli wax faah faahin ah lagama hayo Gudoomiyaha degmada dayniile oo weligii habeen jiifan Degmada uu masuulka ka yahay oo aanu lahadalnay ayaa inoo sheegay inaanu jirin wax baaritaano ah oo uu ka war qabo.

 

Leave a Reply