Wednesday, January 17th, 2018

DAAWO MADAXWEYNE FARMAAJO OO ARIN LAMA FILAAN AH USHEEGAY MILITERIGII SIDA ADAG LOO DIYAARIYAY.

Published on December 24, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdallahi Farmaajo ayaa khudbad qiiro leh ujeediyay militeri uu usoo dhamaaday tababar casri ah.

 

Ciidamadan oo dhoola-tus yaableh sameeyay ayaa waxaa tababar siiyay saraakiil Turkey ah waxaana ay leeyihiin tayo cajiib ah.

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa hadal dheer ujeediyay ciidamada kaas oo ay ku jireen go’aamo adag.

HOOS KA DAAWO FULL VIDEO

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK