Saturday, November 18th, 2017

DAAWO MUUQAAL: HAL SABAB OO UU KU FAANO MD XASAN SH SI DIB LOOGU DOORTO.

Published on December 28, 2016 by   ·   No Comments

Madaxweyne Xasan Sh Maxamud ayaa ku caan baxay inuu dhoolacadeeyo ama uu qoslo xili walba waana sababta ay dad badan ugu magac dareen Qosyaale.

Si Kastaba, Xasan Sh ayaa haatan dadaal ugu jira inuu kusoo laabto madaxtoyada Soomaaliya.

Hadaba, matahay in fursad kale loo siiyo inuu dalka maamulo maadaama uu yahay madaxweyne mar walba iska faraxsan.

Arimaha uu ku faani karo Xasan Sh waxaa kamid ah inuu shacabka farxad la qaatay sida aad ka daawan karto Muuqaalka hoose.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK