Saturday, November 18th, 2017

DAAWO MUUQAAL :MARWADA MADAXWEYNE FARMAAJO OO NOQOTAY QOF NAXARIIS BADAN SOONA JIIDATAY SHACABKA.

Published on March 29, 2017 by   ·   No Comments

Hadal heeynta ugu badan magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalada iyo goobaha wax barashada ayaa waxa ay noqotay wax tarka iyo da´daalka ay la soo baxday Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Saynab Cabdi Macalin .

Marwada Madaxweyne Farmaajo Seynab Cabdi Macalin ayaa mar kaste booqata Isbitaalada iyo goobaha wax barashada taas oo caawisa dadka dhibaateysan ee u baahan gar-gaarka deg dega ah .

Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa sidoo kale Isbitaalka ku booqatay Fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Seynab Xaaji Cali Baxsan oo qaliin lagu sameeyay , taas oo ka farxisay una geysay hadiyado ay aad ugu baahneed .

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK