Saturday, November 18th, 2017

DAAWO: QISOOYINKA QURAANKA (25) – NINKII MUMINKA AHAA EE AY FIRCOON QARAABADA

Published on June 30, 2016 by   ·   No Comments

Assalamu Calaykum
Qisada ninkii muminka ahaa ay qaraabada ahaayeen Fircoon ee rumuuyay nabi Muse waa qiso kale oo ka mida qisooyinka lagu cibro qaato ee ku jira Quraanka kariimka waana qisada 25 aad ee barmaamijka qisooyinka Quraanka. Fadlan hadaad halkan ka daawo siina fidi Allah khayr ha kaa siiyee.


Mahadsanid

Said Ali Ahmed Ottawa

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK