Daawo Sawirada: Alshabab oo soo Bandhigay Dagaalkii Bariire iyaga oo Hubkii ay...

Daawo Sawirada: Alshabab oo soo Bandhigay Dagaalkii Bariire iyaga oo Hubkii ay Ciidanka Dowlada ka qabsadeen iyo Meydadka arkarkii ay halkaas ku dileen.

516
0
SHARE

Halkaan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaallo kooban oo aan ka soo Qaadanay filim Arxan daro ah oo ay kooxda alshabab ku xasuuqeen Ciidanka qaranka soomaaliyeed, taasi oo muujineysa taagdarida qarankeena.

Waxaan ka cudurdaaraneynaa in aynaan soo gudbin karin muuqaalada askarta lagu laayey dagaalka maadama ay yihiin kuwo aan ku fiicney Bulshadeeda Soomaaliyeed oo ilmohooda laxasuuqay.

Leave a Reply