Saturday, November 18th, 2017

DAAWO SAWIRADA: MADAXWEYNE KUXIGEENKA MAAMULKA GALMUDUG OO SHACABKA CADAADO KALA QEYBGALAY SALAADII CIIDA.

Published on July 6, 2016 by   ·   No Comments

Degmooyinka Gacanta Alshabab iyo Kuwa Dowlada ayaa si isku mid ah manta looga ciiday degmooyinka Galguduud sida Galhareeri,Galcad,Ceeldheere,Xiindheere,Ceelgaras iyo Bargaan ayay dadku si reerayn iyo farxad ku dheehantahay uga ciideen.

Fagaare kuyaal magaalada Galhareeri waxaa dadka salaadda ciiddul Fidriga ku tujiyay sheikh Xasan Yacquub Cali Wakiilka Alshabab ee Gobolka Galguduud.

Degmooyinka Wabxo iyo Messagawaay ayaa sidoo kale kamid ahaa magaalooyinka gobolka Galguduud ee sida heerka sare ah looga ciiday.

Hoos Ka Daawo Sawirada Ciidul Fidriga Ee Magaalada Galhareeri.

Ciida iyo Degmada Galhareeri Ciida iyo Degmada Galhareeri1 Ciida iyo Degmada Galhareeri2 Ciida iyo Degmada Galhareeri4 Ciida iyo Degmada Galhareeri5 Ciida iyo Degmada Galhareeri6 Ciida iyo Degmada Galhareeri7 Ciida iyo Degmada Galhareeri8 Ciida iyo Degmada Galhareeri9 Ciida iyo Degmada Galhareeri10 Ciida iyo Degmada Galhareeri11 Ciida iyo Degmada Galhareeri12 Ciida iyo Degmada Galhareeri13 Ciida iyo Degmada Galhareeri14 Ciida iyo Degmada Galhareeri15 Ciida iyo Degmada Galhareeri16 Ciida iyo Degmada Galhareeri17 Ciida iyo Degmada Galhareeri18 Ciida iyo Degmada Galhareeri19 Ciida iyo Degmada Galhareeri20

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK