Daawo Sawirada: Naagta Ugu Naasaha Weyn Dunida oo Shaaca Laga Qaaday

    251
    0
    SHARE

    Naagta ugu naasaha weyn dunida ayaa daboolka laga qaaday ka dib markii ay ka soo muuqatay barnaamij ka baxa TV ku yaala dalka Ingiriiska.

    Ka soo muuqashada barnaamijka ee haweeneyda ugu naasaha weyn dunida ayaa daboolka ka qaaday dhibaatada maskaxiyan iyo muuqaal ee haysata naagtaasi.

    Annie Hawkins-Turner ayaa la geliyay buuga diiwaanka dunida ee lagu magacaabo Guinness World Record iyadoo cabirka naasaheedana uu yahay 102ZZ culayskooduna yahay 51 KG.

    Iyadoo ka qayb qaadaneysa barnaamijka lagu magacaabo “This Morning” ee ka baxa TV-ga ITV, ayaa ay Ms Hawkins-Turner sheegtay in naasaheedu koriimada bilaabeen markay jirtay sagaal sano, kuna kalifeen dhibaato maskaxeed markii ay weynaanayeen.

    raaxada naaso dheerraaxada naaso dheer 01 raaxada naaso dheer 02 raaxada naaso dheer 03

    Leave a Reply