Daawo Sawirada Qaabkii uu u dhacay Caleemo Saarkii Hogaamiye Sheekh Axmed Madoobe

    24
    0
    SHARE

    Waxaa Maalintii shalay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ka dhacay xaflad balaaran oo lagu caleemo saarayay Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe)

    Xaflada Caleemo saarka Sheekh Axmed Madoobe waxaa ka qeyb galay Madax kasocotay Dowlada Soomaaliya ,wufuud ka socotey Beesha caalamka ee taageerta Soomaaliya sida Qaramada Midoobey, Midowga Yurib, Midowga Afrika, IGAD, dalalka dersika ah, Siyaasiyiin hore, iyo Puntland.

    caleemo_1 Axmad madoobe caleemo_2 Axmad madoobe caleemo_3 Axmad madoobe caleemo_4 Axmad madoobe caleemo_5 Axmad madoobe caleemo_6 Axmad madoobe caleemo_8Axmad madoobe caleemo_9 Axmad madoobe

    Leave a Reply