Daawo sawiradda Salaada Janaaso oo Boqor C/laahi lagula dukaday Muqdisho Madaxweynuhuna uu ka qeyb galay aaskaas

    11
    0
    SHARE

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qeybgalay salaadii Janaasada ee Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muse (King-Kong) oo maanta lagu tukadey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aden Cadde.

    Waxaa maanta salaada Janaaso lagula dukaday magaalada Muqdisho Boqor C/laaghi Muuse oo maalmo ka hor ku geeriyooday dalka Finland.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qeybgalay salaadii Janaasada ee Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muse (King-Kong) oo maanta lagu tukadey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aden Cadde.

    Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muse ayaa maanta meydkiisa la soo marsiiyey Muqdisho iyadoo salaadda ka dib loo qaaday magaalada Qardho oo lagu aasi doono meydka marxuumka.

    Salada Janaaso 7 Salada Janaaso 8 Salada Janaaso 9 Salada JanaasoSalada Janaaso 3Salada Janaaso 4Salada Janaaso 5

     

    Leave a Reply