Daawo Sawirro : Muuqaal ka Warbixinaya Dagaallada Culus Ee ka soconaya Gobolka Al-Anbaar Dalka Ciraaq.

    41
    0
    SHARE

    Dowladda Sida Islaamiyiinta Ciraaq iyo Shaam ayaa Sawiro kasoo saartay dagaalka ka soconaya gobolka Al-Anbaar ee Koonfurta dalka Ciraaq.

    Filimkan oo soconaya ku dhawaad Sodon daqiiqo ayaa waxa uu soo bandhigayaa Ciidamada Dowlada Islaamiga ee Ciraag iyo Shaam  iyo qabaa’ilka Sunniyiinta ah ee degmada magaalooyinka Falluujah iyo Ramaadi oo si mideysan ula dagaallamaya Ciidanka Maamulka Shiicada ah ee Nuuri Almaaliki.

    Al anbaar 1 Al anbaar 2 Al anbaar 3 Al anbaar 4 Al anbaar 5 Al anbaar 6 Al anbaar 7 Al anbaar 8 Al anbaar 9 Al anbaar 10 Al anbaar 11 Al anbaar 12 Al anbaar 13 Al anbaar 14 Al anbaar 15 Al anbaar 16 Al anbaar 17 Al anbaar

    Leave a Reply