Daawo Video: Subxanalaah Qoyskaan oo Sidii Xayawaaka oo kale u Soconaayo

Daawo Video: Subxanalaah Qoyskaan oo Sidii Xayawaaka oo kale u Soconaayo

34
0
SHARE
Subxaanallah, Reer Qoys Dhan oo Turkiya oo Lugaha iyo Gacmaha ku socda!, Waxaa la keenay Badda waligood Bad ma aysan Arag,
Hooyadii Ilmaha dhashay ayaa tiri, “Uma Qaban wax sidaan u qurux badan in Ilaahay Abuuray!”.
Aabbaha Ilmaha dhalay ayaa Dhakhaatiirta Sayniska ka codsaday in ay u sheegaan waxa ka khaldan Qoyskiisa.
Waxaa kale oo suurta gala, in Qabiilo dhan oo Turkiga dagan ay sidaas yihiin!. Qaarkood hadda waxaa la barayaa sida loo socdo

Leave a Reply