Wednesday, January 17th, 2018

DAAWO: WARARKII UGU DANBEYAY EE BALAD-XAAWO IYO XIISAD KA TAAGAN KADIB GO’AANKII KENYA EE DERBIGA.

Published on December 25, 2017 by   ·   No Comments

Odayaasha iyo waxgaradka Magaalada Baled Xaawo ee Gobolka Gedo, ayaa siweyn kaga hadlay dhibaato ciidamada Kenya ay ka geesten gudaha Balad-xaawo kadib kulan ay isugu yimaaden.

Xiisada oo tan iyo shalay taagneyd, ayaa sii xoogeysatay maanta, kadib markii ciidamada Kenya qiyaastii 100 tallaabo ay ka soo gudbeen xadbeenaadka u dhaxeeya xuduuda Baled Xaawo ay la wadaagto dhanka Magaalada Mandhera.

Qaar kamid ah odayaasha Degmada Balad-Xaawo oo la hadlay warbaahinta ayaa shegay in ciidamada Kenya ay caqabada ku hayaan magaalada iyago dadka shacabka ah u adegsanay awood isla markaana doonayo iney bartamaha magaalada ka dhisaan derbiga Soomaaliya Iyo Kenya.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK