Dareenka Bisha Malabka,By:Abdiwali Abdikadir Hassan.

Dareenka Bisha Malabka,By:Abdiwali Abdikadir Hassan.

322
0
SHARE

Dareenku waa waxa ugu horeeya ee aadanuhu ku dhaqmo isla markaasna hogaanka u haya dhamaanba xubnaha insaanku ama bini’aadamku leeyahay dareenka asal waxa u ah aragga ama indhaah, qalbiga ama niyada hadaba maxaa kiciyo dareenka iyadoo aan wada ogsoonahay in wax walba ay asal u yihiin aragga maqalka iyo niyada ayaa haddana waxaa jirta habab badanaa kala duwan oo loo adeegsado  kacsiga waxaana kamid ah tusaale ahan (1)Baashida  ama dhuuqmada (2)salaaxida.

Hadii aan sii qaa dhigo baashida ayaa kaalin  muhiim ah ka qaadata  raxada ama dareen kiciska  ma rumeysan tahay  hadii aad u qasido  oo aad ugu talo in ruux (labo ama dheddig) aad si fudud dareenkiisa u kicisid  aad  si fudud ku damir beeline karto hadaba u kuur gal oo u dhago nuglow dhammanba tilmamahaan sahli kara  isla markaasna kicin kara dareenka kacsiga keeni  karana  raaxo  aad u tayeysan hadaba  ogsoowan baashida ama dhuuqmada  waa ugu marantaa galmoodka dabiiciga ah waase haddad fahanto ama aad taqano baashiyenta  midda ugu raaxada badan baashida  waxaa soo raaca salaaxidda oo iyadana door muhiim ah ka qaaddata raaxada haddii aad labada u tashato ama ay isku kashadaan ruux (lab ama dhiddig) waa hubantii in  darenku uu kacaayo  tusaale iyadoo ay qeybo badan tahay raxadii  aan ka soo qaadanno bashida  qeybta ay ka qaadato raxada”ugu horreyn baashida ugu fiican  waa midda inta leysku soo booda oo  afka leysla galo oo dhuuqmo leysku booda midasi mayelaneyso wax soo jiidasho ama  dareen kacsi  ah, iska fiiri baashiyenta waxay u baahan tahay  maskax iyo deggenan waa haddii aad dooneysid inaad soo jiidato dareenka qofka (lab ama dhiddiga) markii aad damacda inaad ruux baashiyeyso ha ku boodin dhuuqmada ee is deji oo aayar ula gal afka adigoo markaasi beegsanaya faruuryaha ama bishimaha loomana baahna inaad afka kala qaaddo oo aad furto si tartiib ah u dhuu labada faruuryood dhexdooda ama mid ka mid ah faruuryaha siiba midda hoose si lamaanuhu u dhuuqo midda kale.

Dhuuqmada waa inay ahaataa adigoo jalaato foodda ka dhuuqaaya oo kale ama nanac qori oo aad an afka  wada gashan oo kale kamana marno intey  dhuuqmadu socoto gacmaha oo aad ku salaaxeyso dhammaanba halboolaha jirkeeda iyo meelaha aad is leedahay  dareenku wuu ku kacayaa tusaale ahaan sida qoorta, gacmaha, canjarada, naasaha, maskaxda, iyo faraha, hadaba fiiro gaar ah ahaaneed u yeelo inta ay socoto.

Baashiyenta, dhuuqmada raaxada inaad faraxa ugu salsalaaxdid qoorta qaasatan jeegada adiggoo faraha laraacayo xaadda joogtada ilaa kogta dambe ee madaxa ha kala googoynin dhuuqmada hana ku macan galin  hal meel oo hadaba dhinac u leexi madaxa hana  isla socdaano afka gacmaha iyo gegedisukuba ilaa aad ka damiir beeliso lamaanahaga marka  aad dareento inuu dareenkada kacay fuli hooshada qaaska ah  ee galmoodka jinsiga ah hadddii hadii kalane ka jooji dhuuqmada afka kuna salaax gacmahaaga meelo munaasib ah ilaa aad ka nasato kaddib ambaqaad wareega labaad siina wado dhuuqmadaada iyo bashiyeenta  raaxada ogsoonowna nasashadu  hadii ay ka badato labo jeer wax xiisa ah kuma yeelaneyso  sababtoo ah raxada ay kugu leedahay lamaanadada waa mid gaaraya 100% inaad  u raxeyso illeyn haraa loo yiri dhuuqmo anan laheyn isticmaal waa dacar la qasay” miyeysan habbooneyn in laga ilaaliyo dhibaatadaas?

Leave a Reply