Deg Deg:- Wasiir Dhuxulow oo Muqdisho kula kulmayo madaxda warbaahinta Soomaaliya

    19
    0
    SHARE

    Warar goordhaw aanu ka heleyno magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in haatan Hotel ku yaala Muqdisho uu kulan uga socdo qeybaha warbaahinta iyo wasiirka cusub ee Wasaarada Warfaafinta.

    Kulanka ayaa waxaa uu yahay mid soo dhaweyn ah oo ay soo qaban qaabiyeen Bahda warbaahinta, waxaana goordhaw uu ka bilowday mid kamid ah Hoteelada ku yaala magaalda Muqdisho.

    Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta ayaa shalay ka sheegay Idaacada Codka Dowladda in uu isbadal wanaagsan ku sameyn doono howlaha warbaahinta Soomaaliya, isagoo xusay in la ilaalin doono xiriyada saxaafada.

    Leave a Reply