Deg-deg: Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim Oo Raalli-geliyey...

Deg-deg: Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim Oo Raalli-geliyey Shacabka “May-ga”.

107
0
SHARE

Maanta kulanka golaha shacabka waxaa jooga 156 Xildhibaan, ajendaha waa xisaab xirka dowladda ee 2017.

Guddoomiye Mursal ayaa ugu horeyntii wasiir dowlihii maaliyada u sheegay in golaha hortiisa uu raali gelin ka siiyo shacabkii maayga ku hadla ee uu qadafka ka galay.

Intaasi kadib Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa istaagay, oo bixiyey raalli-gelin, waxaa isna raalli-gelinta aqbalay Xildhibaan maxamed fanax oo goobta ka hadlay.

Leave a Reply