DHAGAYSO: Beesha maxamed Gorgaarte oo sheegtay inaanu wax xaquuq ah ka helin...

DHAGAYSO: Beesha maxamed Gorgaarte oo sheegtay inaanu wax xaquuq ah ka helin Dowlada

40
0
SHARE

Beesha Maxamed Gargaarte oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa sheegtay in guud ahaanba laga qadiyay kamid noqoshada dowladda Federaalka Soomaaliya Soomaaliya .

C/laahi Cosoble Barre Madaxa Siyaasada Beesha oo Saxaafadda gudaha la hadlay ayaa sheegay in dhibaatooyin haystaan isla markaana dowladda Soomaaliya loo diiday inay kamid noqdaan.

Waxaa uu sheegay inay warqado oqoreen Madaxweyne Xasan Sh, Ra’isul Wasaare Saacid iyo Afhayeenka barlamaanka hase ahaatee aan waxba laga qaban.

[audio:]

Leave a Reply