Dhagayso: Ciidamada Ithopia Oo Ka Anbabaxay Degmada Luuq

Dhagayso: Ciidamada Ithopia Oo Ka Anbabaxay Degmada Luuq

34
0
SHARE

Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah ay ka soo baxayen degmada Luuq kuwaasoo soo aaday dhanka magaalada Baydhabo ee gobalka Bay sida aynu idin kugu soo gudbinay wararkeenna hore.

[ca_audio url_mp3=”http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2014/02/Luuq-.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]

Dadka deegaanka ayaa baqdin xoog leh muujinaya isla markaana sheegaya in ciidanka Itoobiya markii ay dhex marayaan waddooyinka Luuq ay jiraan Bandow degmada la saaro.

qaar kamid ah dadka degaanka ayaa saxaafada la hadlay

 

 

 

Leave a Reply