DHAGAYSO: Ciidamada Kenya ee Gedo kusugan oo Ceelalkii Biyaha laga hor istaagay

DHAGAYSO: Ciidamada Kenya ee Gedo kusugan oo Ceelalkii Biyaha laga hor istaagay

207
0
SHARE

Tan iyo markii Ciidamadda Kenya ee ku sugan gobolada Jubbooyinka lagu eedeeyay inay la safteen dhinac kamid ah dhinacyadii ku dagaalamay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa soo baxayay cadaadiska ay dadka Soomaaliyeed saarayaan Ciidamadda Kenya.

[audio:http://galhareeri24.com/wp-content/uploads/2013/07/Warar-iyo-wareysiyoGalhareeri.mp3]

Deegaanka Buusaar oo ka tirsan gobolka Gedo ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday Ciidamadda Kenya ee ku sugan jubooyinka, iyadoona dhanka kale loo diiday Ceelal ay doonayeen inay ka dhaan sadaan Biyo,

Galhareeri24.com

Leave a Reply