Dhagayso MAQAAL: Wariye Sirta Wariyaasha Soomaalida ah iyo Ceebtooda Fashiliyey,Waxan la Filayn.

    28
    0
    SHARE

    Wariye Cumar Xabeeb Cumar Teacher ayaa maqaal aan caadi aheyn ka diyaariyay wariyeyaasha laaluushka qaata iyo kuwa sida xun wax u sheega.

    Wariyaha wuxuu ka hadlayaa xaqiiqda iyo dhibaatooyinka dalka ka jira sida saxaafaddu saameyn ugu yeelatay.

    Kaliya wariyeyaasha maahee, wuxuu daaha ka qaaday dhibaatada ka jirta xarumaha warbaahineed ee loo shaqeeyo iyo sharaf xumada taalla.

     

    [ca_audio url_mp3=”http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/01/Faallo-Cumar-Tiijar.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]

    Leave a Reply