Dhagayso: Nin gaboobay oo Soomaalida la dardaarmay.

Dhagayso: Nin gaboobay oo Soomaalida la dardaarmay.

37
0
SHARE

Cabdulaahi Cusmaan Xasan oo ah nin da’ ah ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan waxa uu ku sheegay in Madaxweynayaasha Soomaalida ahi yihiin dhamaantood kuwo maqaar saar ah oo mid mid xukumaa aanuu ku jirin.

Halkan ka dhageyso Dardaaranka Odayga

[ca_audio url_mp3=”http://radioalfurqaan.com/wp-content/uploads/2014/02/oday.lite_.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]
Wuxuu tilmaamay in ay Shaqaale gaalo dhamaantood yihiin, dadka Soomaaliyeedna loo baahan yahay in aanay ku sirmin.
Wuxuu sheegay in uu u soo joogay iyadoo Soomaaliya ay gumeystaan Ingiriis, Talyaani iyo Faraniisku  xilligaas iyo ilaa iminkana Umadda Soomaalidu ka kooban tahay in baqtiga cunta iyo in xalaal miirato ah oo gobanimo u dirir ah.
Cabdulaahi Cusmaan Xasan ayaa intaas ku daray in dadka Soomaalida ah ee Maanta nool looga baahan yahay in ay Cadawgooda iska dhiciyaan taasoo uu sheegay in sharaf iyo gobanimo laga dhaxlayo.

Leave a Reply