Dhagayso oo Daawo Sawirada Kulankii Dhex Maray Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Iyo Beesha H/Gidir.

    59
    0
    SHARE

    Shir ballaaran oo socday muddo sadax maalmood ah ayaa 18/01-2014 degmada Buulo-mareer uga furmay Xarakada  Al-Shabaab iyo beesha Habar Gidir.

    Halkan ka dhageyso gaba gabadii shirka

     

    Shirka oo looga hadlayay sidii Shabab iyo beeshu isaga kaashan lahaayeen difaaca diinta iyo dalkawaa sida ay hadalka u dheheene, ayaa waxaa maalintii kowaad dhanka beesha Habar gidir soo xaadiray ku dhawaan boqol nabadoon, halka maalintii labaad iyo tan sadaxaad ay tirada nabadoona kor u dhaaftay boqol.

    Mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa labadii maalmood ee ugu horeeyay odayaasha siiyay dowrooyin diini ah oo ka tarjumayay waaqica dhabta ee maanta lagu sugan yahay sida ay shababku sheegeene.

    Hadaba nala Daawada Shawirada aan ka soo qaadnay buulo mareer

    Kulan Alshabab hG 0 Kulan Alshabab hG 1 Kulan Alshabab hG 2 Kulan Alshabab hG 3 Kulan Alshabab hG 4 Kulan Alshabab hG 5 Kulan Alshabab hG 6 Kulan Alshabab hG

    Leave a Reply