Dhagayso:RaysulWasaarihii hore Farmaajo oo Kaqaybgalay Barnaamij Taxane ah oo Ku Saabsan Sababta Soomaaliya Dowlad u Noqon Ladahay 23 sano

    24
    0
    SHARE

    aysul wasaarihii hore ee Soomaaliya  Mudane Maxamed  Cabdullahi Farmaajo oo ka mid  siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa lagu casuumay Barnaamij taxane ah oo ay martigaliyaan Gollaha Baraarujinta iyo Siyaasada oo ku saabsan Mawduuca “Maxay Soomaaliya Dowlad u Noqon wayday 23 sano?”

    Barnaamijkaan oo ay kaqaybqaadanayaan siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala duwan ayaa qaybqayb usoo bandhigi doonaa haddii allo idmo.

    Codka Farmaajo Halkan ka dhageyso:

    [ca_audio url_mp3=”http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2014/01/PM-Farmajo-Interview-at-GolahaSiyaasaddaSoomaaliyeed.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]

    Leave a Reply