Dhageyso: Aqoonyahan Idiris Xasan Faarax Oo Ka Hadlay Shaatiga Cusub Ee Itoobiya...

Dhageyso: Aqoonyahan Idiris Xasan Faarax Oo Ka Hadlay Shaatiga Cusub Ee Itoobiya Usoo Gashatay Qabsashada Dhulka Soomaaliyeed.

15
0
SHARE

Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa ka jawaab celinayo ka bixinaya shaatiga cusub ee dowladda Itoobiya usoo gashatay qabsashada dalka Soomaaliya.

halkan ka dhageyso Codka aqoon yahanka

[ca_audio url_mp3=”https://archive.org/download/WaaWareysi_516/Eng.idirisXasanFaarax.lite.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]

Aqoonyahanka Idiris Xasan Faarax oo kamid ah qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Itoobiya oo cadaawad gaamurtay kala dhaxayso Soomaaliya ay doonayso in magaca AMISOM ay ku qabsato dalka Soomaaliyeed wuxuuna shacabka Soomaalida ugu baaqay in ay midoobaan.

Leave a Reply