Dhageyso: Maamulada Muqdisho iyo Hargeysa Maxay dalka gudihiisa ugu wada hadli waayeen?

    30
    0
    SHARE

    Suldaan Maxamed Garyare oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaa sheegaya in sababta dowladda Federaalka ah iyo Maamulka Soomaaliland Turkiga ugu kulmeen ay tahay iyadoo qorshuhu yahay mid shisheeye watto.

    halkan Hoose ka dhageyso Codka Suldaan Garyare

    [ca_audio url_mp3=”http://radioalfurqaan.com/wp-content/uploads/2014/01/Halkan-Ka-Dhageyso-Hadalka-Suldaan-Garyare.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]

    Wuxuu sheegay in Maamuladaan aan talo gacan ugu jirin waxa ay ku dirirsan yihiina aanay ogoeyn.

    Suldaan Garyare waxaa uu tilmaamay in qorshahaanu yahay mid reer galbeedku wato dhinacyada ka qeybgalayana ay yihiin jilaayaal oo keliya.

    Suldaan Garyare ayaa tibaaxay in dhibataadada ugu balaaran ee Soomaalida ay haysata ay wadaaan Itoobiya, Kenya, Uganda iyo Dowladaha reer galbeedka.

    Leave a Reply