Dhageyso: Reer Buulo Mareer iyo Nabadda ay haystaan.

    45
    0
    SHARE

    Dadka ku dhaqan Magaalada Buulo mareer ayaa sheegaya in ay haystaan Amaan iyo kala dambeyn aan horay u soo marin iminkana ay ku mashquulsan yihiin wax soo saarka dhanka beeraha iyo ganacsi intaba.

    walow ay soo mareen maamulo aad u qalafsan hadana iminka waxa ay sheegayaan in aanu wax saameyn ah ku laheyn colaada u dhexeyda beelaha walaaha ah ee gobolka isku heysta

    Nabadoon Xasan Cusmaan oo  dhawaan wareysai siiyay Shabakadan isga oo ku sugan gudaha Magaalada Buuro mareer ayaa sheegay in ay horumar la taabo karo ku tilaabsadeen.

    Halkan ka dhageyso wareysa oo dhameystiran

    [ca_audio url_mp3=”http://radioalfurqaan.com/wp-content/uploads/2014/01/Halkan-Ka-Dhageyso-Hadalka-Nabadoon-Xasan-Cismaan.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]

    [audio:http://radioalfurqaan.com/wp-content/uploads/2014/01/Halkan-Ka-Dhageyso-Hadalka-Nabadoon-Xasan-Cismaan.mp3]

    Leave a Reply