DHAGEYSO Sheekh Cali Jabal : ” Waan u aari doonnaa Ninka Muslimka...

DHAGEYSO Sheekh Cali Jabal : ” Waan u aari doonnaa Ninka Muslimka ah Ee Gaaladu ay Gaariga Marsiiyeen”.

36
0
SHARE

Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseeen “Sheekh Cali Jabal’ oo Shir Jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay falkii ay maanta ku kaceen Ciidamada Shisheeye Amisom ee gaariga ay ku marsiiyeen nin shacab ahaa.

Sheekh Cali Maxamed Xuseen waxa uu sheegay in Shababku ay mar walba u taaganyihiin inay difaacaan Umadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed siduu hadalka u dhaye, aysanna gacmaha ka laaban doonin falka foosha ee Ciidamada Afrikaanta ah ay maanta Muqdisho ka geysteen.

halkan Hoose ka dhageyso Codka Cali Jabal

[ca_audio url_mp3=”http://www.amiirnuur.com/wp-content/plugins/google-mp3-audio-player/direct_download.php?file=http://amiirnuur.com/Audioimage/Audio/Shjabal.mp3″ url_ogg=”” skin=”regular” align=”none”]

” Dadka Reer Muqdisho waxaan leenahay : “Waan u aari doonnaa Ninkaas Muslimka ah Ee Gaaladu ay Gaariga Marsiiyeen”. ayuu yiri Sheekh Cali Jabal.

Dhinaca kale waxa uu Waaligu ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada shabab  ee Banaadir ay ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho.

Leave a Reply