DHAGEYSO : Sheekh C/qaadir Muumin oo ka hadlay dagaalladii ka dhacay duleedka...

DHAGEYSO : Sheekh C/qaadir Muumin oo ka hadlay dagaalladii ka dhacay duleedka Boosaaso.

23
0
SHARE

Shababka Buuraha Goolis ayaa  Faah Faahin ka bixiyay dagaallo culus oo shalay ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso kuwaasi oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo kuwa shababka Galgalo.

Sheekh C/qaadir Muumin oo warbaahinta lahadlay ayaa beeniyay sheegashadii kasoo yeertay maamulka Puntland ee aheyd in ay qabsadeen deegaanka Galgala islamarkaana shababka ay aska ka dileen.

Sheekh Muumin wuxuu xaqiijiyay in ciidankii shalay soo weeraray ay ahaayeen waxa uu ugu yeeray  ashahaadda ladirir taabacsan SARACEN iyo N.Kay wuxuuna carrabka ku adkeeyay in ciidan badan ay ka dileen cadawga.

[ca_audio url_mp3=”http://somalimemo.net/qashin/Sh%20c%20qaadir%20muumin.mp3″ url_ogg=”” autoplay=”true” download=”true” html5=”true” skin=”regular” align=”none”]

Leave a Reply