Wednesday, January 17th, 2018

DHAGEYSO: XAAF OO SI CAJIIB AH UGA HADLAY SII DEYNTA CC SHAKUR“WIXII DHACAY WAA LA ISKA WARSAN DOONAA”.

Published on December 21, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Qaabkii loo siidaayay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame,waxaana uu Tilmaamay in Qaab Damiin ah lagu soo daayay Siyaasiga.

Madaxweyne Xaaf ayaa Xusay in Dadaal dheer loo galay siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame,iyadoo uu Tilmaamay in Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Gobolleedyada qaarkooda ay ka qeyb qaateen siideynta Siyaasiga.

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

FIND ON FACEBOOK