Duqeyn ayaa xalay oo Geystay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Adan Cade

    67
    0
    SHARE

    Waxaa xalay Saq dhexe weerar lagu qaaday Garoonka Diyaarada Adan cade eeMagaalada Muqdisho, weerarkan oo loo adeegsaday Hoobiyeyaal lagu garaacay garoonka iyo xaafadaha ka akdhow.

    Weerarkan oo dhacay xalay dhaq dhexe ayaa waxaa hoobiye ku dheceen xaafada Bangaariyada iyo Gudaha Garoonka Diyaaradaha.

    waxaa lagu soo waramayaa in ay xaafada Bangaariyo ay ku dhaawacmeen labo haween ah kuwaasi oo waxyeeladu ka soo gaartay weerarkii Hoobiye ee lagu qaaday garoonka adan cade.

    Leave a Reply