Ekta Kapoor: Salmaan khaan waxaa uu ku fican yahay Siyaasada( maxaa yeelay...

Ekta Kapoor: Salmaan khaan waxaa uu ku fican yahay Siyaasada( maxaa yeelay wax badan ayaan ku arkay)….

28
0
SHARE

Gabadha filimada Bollywoodka soo saarta ee Ekta Kapoor, ayaa aamisan in jilaaga caanka ah ee Salman Khan ku wanaagsanyahay in uu siyaasi noqdo, madaama uu nin shacab yahay.
Ekta ayaa tiri: waxaan rumeysanahay in Salman si fudud ku noqon karo nin syaasi ah, waa shaqsi aan aqoon isla weynan, waxa uu ku fiicanyahay inuu noqdo u adeegaha shacabka.
Ekta kaliya maaha dadka aamisan in Saluu Khan yahay rajul siyaasi ah, ee waxaa fikradaas la qaba dad fara badan oo horay u tilmaamay.

Leave a Reply