FADEEXAD CULUS:-Wasiir Gacan-Bidix Ku Dhaartay Kolkii Maanta La Dhaarinayay Golaha Wasiiradda…

    52
    0
    SHARE

    Saxaafada ayaa sawir ku xaday mid ka mid ka mid 55-tii Wasiir ee Maanta lagu dhaarinayay Hoolka Baarlamaanka oo Gacanta-bidix ku dhaaranaya.
    Lama yaqaan Wasiirkan sababta ku kelifay inuu gacanta bidix ku dhaarto,balse waxaan isku dayaynaa inaan la xiriirno si aan wax uga waxdiinayo waxa ku kelifay inuu Gacanta-bidix ku dhaarto,maadaama Wasiiradda kale ay ku dhaarteen Gacanta-midig.

    Wasiir Gacan Bidix u dhaartay

    Leave a Reply