Sidee Qaabkee ayaad Lamantaada Cusub usoo dhaweynaysaa Habeenka Aqalgalka

    76
    0
    SHARE

    cute muslim coupleNinyahoow hadaad rabto in aad ku guuley sato qadarinta ay kuu hayso xaaskaada waxaa muhiim in aad ogaato furayasha qalbigeeda.

    Ugu horeynta haka xishoon in aad mar waliba u muujiso jaceylka aad u qabto iyo dareemahaada dhankeeda ku aadan , ogaaw haweeneyda xitaa iyada oo og in aad jeceshahay kama dharagto in ay maqasho erayga wan ku jeclahay .

    Sidoo kale xitaa hadaad mashquul tahay u sheeg oo ku dheh maskaxdeyda waad ka bixi la dahay , xitaa hadii wicitaanka waqti ku saamaxeyn SMS u dir u sheeg in ay ku hor taagan tahay .

    Arinta ay ragga badan ay iloowsan y ihiin waxa ay tahay in haweeneydu jeceshay in ninkeeda uu u daliigo ogaaw waa cunug yar oo waa u baahan tahay
    naxariis iyo dal daliigida.
    Arintaan iyana waa muhiim oo u muuji in aad u maseereyso ogaaw haweenka taasi jaceylka ninka uu u hayo ayay ku qiimeeyaan.
    Sidoo kale kala qeyb gaado hadii ay murageysan tahay kalana shaqeey in aad farxadii dib ugu soo celiso.
    Ogaaw haweeneyda aad ayay u jeceshahay hadiyadaha xitaa hadiyad yar kaga nixi .

     

    Leave a Reply