Is diiwaan gelinta jaamacadaha ayaa si rasmi ah uga furantay muqdisho

Is diiwaan gelinta jaamacadaha ayaa si rasmi ah uga furantay muqdisho

345
0
SHARE

Jaamacadaha caamsimada ayaa si rasmi ahu furay diiwaan grlinta arday sanadkaan bilaabi doonta waxbarashada ssre ee jaamacada kanasoo qalin jebiyay dugsiyada sare.

Jaamacadaha ayaa tartan u gelaya dida aay jaamacad kasta ugu qancin laheeyd waxbaeashada aay u haayso ardayda cusub ee doonaya ineey bilaabaan jaamacada.

Magaalada muqdisho ayaa ey ku yaalaan in ka badan 50 jaamacadood taasi oo faaiido weeyn u leh ardayda oo laga yaabo ineey si qiima jaban wax uga baran karaan ardayda reer muqdisho

Leave a Reply