Israsaaseyn Udhaxeysa Ciidan Kawatirsan Dowlada Oo Maanta Kadhacday Duleedka Dagmada Kaaraan

    24
    0
    SHARE

    Goob Joogayaal Kusugan Duleedka Dagmada Ee Wuqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa kusoo Waramaya In Maanta Halkaasi israsaaseyn Ku Dhaxmartay Ciidan Kawatirsan dowladda Soomaalia.

    Israsaaseynta ayaa Kadhacay Deegaanka Gubadley Ee Duleedka Muqdisho Arintaan ayaa timid Kadib Markii ay Isku Qabsadeen Lacag Canshur Oo ay Ka Qaadayeen Guryo Halkaasi laga Dhisaayay.

    ilaa Hadda Majirto Qasaaro Kadhashay Dagaalkaasi Oo Nasoo Gaaray Ha,yeeshee Waxaa Hakad Galay Mudo Daqiiqado ah Isku Socot-ka Gobaha Ganacsiga Gaar ahaan Suuq Ari Oo Halkaasi Kadhaw.

    Maahan Markii Ugu Horeysay Oo israsaaseyn Dhaxmarto Ciidan kawatirsan Dowlada Soomaalia Waxaana MagaaladaMuqdisho kusoo laab.laabtay Israsaaseynta Nuucaasi ah Oo Ciidanka Udhaxeysa.

    W/Q/by sharaawe

    Leave a Reply