Kolonyo Alshabab ka tirsan ayaa Duqeyb xalay loogu geystay agagaarta Haaway

Kolonyo Alshabab ka tirsan ayaa Duqeyb xalay loogu geystay agagaarta Haaway

37
0
SHARE

waxa xalay duqeyn loo geystay kolonyo uu lasocday mid ka mid ah Madaxda alshabab oo marayay Gobolka Shabeelada Hoose Deegaan lagu magacaabo Haaway, waxaana halkaasi lagu dilay nin lagu magacaabo Cumar camey oo ka soo jeeda shabeelada hoose.

Duqeyntan oo lala beegsaday ninkan ayaa dhacday xilii uu ka yimid Degmada Diinsoor kuna wajahnaa Magaalada Baraawe.

Maahada markii ugu horeyday oo duqeyntan noocaan oo kale ah, horay ayaa loogu dilay madax badan oo kooxda alshabab ka tirsan.

naga filo codka ninkan iyo wareysi uu bixiyay Afhayeenka Alshabab oo laga wareystay arintaasi

 

Leave a Reply