Maamulka G/Banaadir oo Shaaciyay Xilliga uu bilaabanayo tartanka kubadda cagta ee degmooyimka gobalka

    18
    0
    SHARE

    Munaasabadan lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Qalabkan Isboorti cayaartooy ka socotay 17ka degmo ee gobolka Banaadir qalabkaasi oo isugu jirat Funaanado ’kabo’iyo kubado kala duwan

    Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, mas’uuliyiin kale oo katirsan dhanka Sportiga iyo cayaartooy caan ka ah Dalkeena,

    Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdishooo xaflada ka hadlay ayaa sheegay in qalabkan uu dhiirigelin u yahay cayaartooyda kooxaha Kaqeybgalaya Tartanka Degmooyinka Gobolka oo bisha fooda nagu soo haysa Furmaya.

    Tartanka Cayaaraha ee Dagmooyinka Gobolka banaadir ayaa la filayaa in la furo Bisha Febaraayo iyada oo
    Qalabkan ay uga qeybgalaan tartankaasi, waxaana isla Maanta lagu sheegay Goobtaasi sida ay degmooyinka isugu aadayaan.

    Leave a Reply