Maamulka Jubba oo xiray laba Sarkaal oo Ciidanka Dowlada Soomaaliya

    33
    0
    SHARE

    maamulka axmad madoobe ayaa waxa uu xarig u geystay laba sarkaal oo ka tirsan ciidan Dowlada Federalka kuwaasi oo aan lagaraneyn sababta looxiray,

    wararka qaar ayaa sheegaya in axmad madoobe uu ku amray ciidaniisa in laxiro cidii lahelo in ay lashaqeydo ciidanka dowlada amaba ka tirsan.

    Halka wararka qaar ay sheegayaan in Wasaarada Gaashandhigu u sooo dirtay si ay tababar u siiyaan ciidanka dowlada ee halkaasi ku sugan.

    Leave a Reply