Madaxweynaha Soomaalia Oo Qiray in Cadaalad Daro Kajirto Maxkamadaha Dalka”

    35
    0
    SHARE

    Madaxweynaha Soomaalia Pro Xassan Sh.Max.uud Oo Saxaafadda kula Hadalay Magaalada muqdisho ayaa ka Jawaabay Cabasho ay Kasoo baxeysa Qaar Kamid ah Shacabka Ku Nool Dalka Gaar ahaan Magaalada Muqdisho Oo Ku Aadaneed in ay Jirto Cadalad Daro Hay,adaha Garsoorka,

    Madaxweynaha ayaa Qirtay In Uu Jiro Musuq Maasuq iyo Cadaalad Daro laakiin Aysan Awoodiisa ahayn in Uu Joojiyo,

    Madaxweynaha ayaa Sheegay in Xafiiskiisa ay Soo Gaartay Dad Si Qaldan looga Wareejiyay Hanti ay Lahaayeen Gar ahaan Garyo iyo Dhul Waxaana Falkaasi Sameeyay Qaar kamid ah Maxkmada Dalka,

    Xassan Shiikh Max.uud ayaa Shacabka Ugu Baaqay in ay Dulqaataan Cidii Gurigeeda Ama Dhulkeeda Ku weyso Xukun Cadaalad Dara ah Malin ay Heli Doonto Xukunada iyo Go,aanada ay Hadda Sameynaayeen Hay.adaha Garsoorka Uusan Saameyn Ku yeelan Doonin

    Hadalka Madaxweynaha ayaa Kusoo Beegmaya iyadoo Dad badan Oo Kunool Magaalada Muqdisho ay laayaaban Yihiin Sida loogu kala Garqaadayo Shacabka,

    Leave a Reply