Mareykan oo sheegay weerarkii shabeelada Hoose in ay ku damacsanaayeen dilka haweeneydii...

Mareykan oo sheegay weerarkii shabeelada Hoose in ay ku damacsanaayeen dilka haweeneydii u dhalatay Engiriiska

25
0
SHARE

Mareykanka ayaa sheegay weerarkii xalay maqribkii ay ku qaadeen kolonyo alshabab ah in ay uga damacsanaayeen dilka haweeney lagu magacaabo Samata oo ka soo jeeda Dalka Ingiriiska.

warsaxaafadeed mareykanku soo saaray ayaa ayaa lagu sheegay in u jeedkiisu uun ahaa dilka haweeneydan oo dalka ingiriiska ka soo jeeda dadkuna u yaqaanaan Garoobta cad, balse waxaa lagu sheegay in ay ka bad baaday oo uu ku dhintay sarkaal shabab ka tirsan.

Sarkaalkan shababka ka tirsan ayaa waxaa lagu magacaabaa Axmad isku dhuuq, kaasi oo u dhow Amiirka Alshabab Abuu Zubeyr.

 

Leave a Reply