Maxaa Kala Qabsaday Hormarka Ay Ku Talaabsatay Technologiyada iyo Qaar Ka mid Qurba Joogta Somaliyeed Sheeko Xiisa Badan

    18
    0
    SHARE

    Kadib In Kabadan 20 Sano Oo Qaar Kamid Dhalinta Somaliyeed Ay Dalka Ay Maqnaayeen Ayaa Dhalintii Dib Dalka Ugu Soolaabatay Waxay Kawar Bixiyeen Dhibaatooyin Ay Kala Kulmeen Horo Marka Ay Ku Talaabsatay Tecnologida Caalamka.

    Mid Kamid Ah Dhalinta Somaliyeed Ayaa Sheegay Markow Muqdisho Kabaxaayay 20 Sano Kahor Ay Hooyadiis Markow Baxaayay Ugu Duceysay In Ilaah Albaabada Ufuro Wax Dhibaayana Ay Alla Tusin.
    Markaas Kadib Ayaa Wiilkii Ayaa Kadagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dubai Oo Al-baabada Ay Kushaqeeyaan Dhiiga Dadka Ayaa Waxaa Lakulmay In Asaga Oo Kusii Jeeda Qeybaha Nasashada Ee Oo Arkay Al-baabkii Ugu Horeyaya Oo Isbalaqay Kadibna Sujuud Ayow Ladhacay Asiga Oo Mooday Inow HElay Ducadii Hooyadii.

    Intaa Kadib Ayaa Dadkii Goobta Ka Ag dhawaa Waxay U sheegeen In Albaabadaan Ay KU shaaqeeyaan Dhiiga Dadka Isla Markaana AYSAN aheen Mid Asaga Ugaar AH.

    W/Q: Mahad Max`ed Sharaawe

    Leave a Reply