Nin Barkin uu ku jiifan Jiray jaceyl u qaaday kadibna la aqal...

Nin Barkin uu ku jiifan Jiray jaceyl u qaaday kadibna la aqal galay yaab

27
0
SHARE

Nin udhashau dalka japan ayaa waxaa uu dhawaan sameyay dhacdo ka yaabisay dad badan oo ku nool dalkaasi japan.

Lean Jin  oo ah 30 jir udhashay dalka japaan ayaa waxa uu guursaday barkin taas oo aheed mid isaga u taalay gurigiisa waxaana uu sheegay in uu jaceyl dhab ah uqaaday barkintiisa in muddo ahna uu ku fikirayay sidii uu mar nolal macaan ula wadaagi lahaa.

Mr lean ayaa mar wax laag weydiyay sababta uu ka leeyahay in uu barkin  guursado waxa auu ku sheegay in uu ku qanacsanyahyay isla markaan uu jecelyahay barkinta .

Arooska Lean iyo Xaaskiisa Barkin ayaa waxaa uu ka dhacay Hotel ku yaal Bartamaha caasimadda Japaan kaas oo  ka mid ah hotlada ugu qaalisan hotelada wadankaasi waxaana ka soo  qayb galay arooskaasi dad fara badan kuwaas oo afka gacanta ku haya lana yaaban arinta uu sameyay Lean jin .

Arintaan ayaa waxaa noqotay mid si aad ah looga hadal hayo wadankaasi ayna la yaabanyihiin dad badani kuwaas oo ah markii ugu horeysay o ay arkaan dhacdo nuucaan ah

Xasan Sh.Cumar

Bnshiiq1@gmail.com

Leave a Reply