Oday dhaqameed caan ah oo lagu Dilay Garoowe

Oday dhaqameed caan ah oo lagu Dilay Garoowe

37
0
SHARE

waxaa xalay lagu dilay Ismaamulka Pundland magaalada garoowe, odaygan oo lagu magacaabo Maxamuud maxamad Xamari, ayaa xalay waxaa dil bareer ah u geystay kooxo hubeysan.

Xilayadan dambe wax dilal ah ka majirin tan iyo markii ay bilaabatay Doorashadii pundland, hase ahaatee dilkan oday dhaqameedka ayaa noqonaya dilkiii ugu horeeyay tan iyo markii Madaxweyne gaas lasoo doortay.

Wararka qaar ayaa sheegaaya in dilkan uu ku saleysan yahay aano qabiil, walow taliska booliska uu sheegay in ay weli baaritaano wadaan.

 

Leave a Reply